Warbixin shirkii California ee kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden. (Dawo sawirada)

7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
-
Sariflayaasha iyo xawaladaha Dubai oo qiimihii sarifka Doolarka /dirhamka hoos u dhigay, maxaa sababy mase ku sii socon doontaa , radkee ayayse ku yeelani ...
12/3 6:01
- Fursada Maalgelineed ee deegaanka .. 2007/5/31 7:39
-
Warbixin: Khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida iyo xaalada cimilo ...
2007/5/31 7:23
