Articles
-
Categories: General7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
-
Categories: GeneralWaa kuma Yuusf Xassan Indha gamuun , taariikhdiisa iyo ujoodooyinkiisa. Ka qayb qaado oo taager sidii uu ku soo bixi lahaa qaabkeese ayaad u taageeri kartaa ..
-
Categories: DhaqaalahaDoolarka ayaa wuxuu ahaa mid ay dowladdu u samaysay qiimo go,an 1997. Qiimahas oo ahaa mid aan isbdeleyn si kasta oo doolarku u dhaco ama u kaco wuxuuna ahaa qiimahaasi halkii doolar 3.6725. Haddaba maalintii Jimcaha ahayd ayaa dadkii ku waabariisteen in sariflayaasha iyo xawaaladuhu ay ku sarifayaan halkii doolar inta u dhaxaysa 3,05 ila 3.4 maxaa sababay mase ku sii soconi sii akhriso
-
Categories: OgeysiisyadaDecember 7th and 8th, 2007
3:30pm ? 8:30pm -
Categories: GeneralWaxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa taariikh nololeedkii Cabdullaahi Maxamed Sacdi, laga soo bilabo markii uu halganga soo galay ilaa iyo intii uu ka dhimanayay. Waxaa kaloo la socda waraysi dheer oo Somalitr la yeelatay Cabdullaahi 2004. (Daawo sawiro kala duwan )
-
Categories: Real State - GuryahaMa waxada rabtaa in aad guri ka iibsatid Emaaraadka , Qiimo intee le'eg bay kugu kacaysaa apartmentku, Faaiido intee leg baad ka helaysaa ka ganacsiga shuqooyinka riix hoos meesha ay ku qorantahay more ........
-
Categories: DhaqaalahaWaxaan halkan idinku dhamaystiraynaa warbixintii ka hadlaysa sharciyada iyo faaidooyinka ay helayaan dadka asal ahaan ka soo jeeda deegaanka Soomaalida ama Etiyoobiyaankaba ah ee qaatay dhalashooyinka wadamo kale ee raba in ay maal gelin ku sameeyaan Ethiyoobiya ama ganacsi ka sameeyaan.
-
Categories: DhaqaalahaWarbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
-
Categories: Real State - GuryahaWarbixin ku saabsan u soo guuirda Imaaraadka, maceeshada, kirada guryaha, waxbarashada , caafimaadka iyo macluumaad kale oo badan.
