EMPTY CELL EMPTY CELL
home Boga Wararka articles Boga Afkaarta gallery events contact
Saturday, May 17, 2008 | Login
Login
Username:

Password:


Lost Password?

Register now!
Boga Hore
Article :: Dhaqaalaha

Dhaqaalaha

Wararka Dhaqaalaha
Articles more...
  1. Sariflayaasha iyo xawaladaha Dubai oo qiimihii sarifka Doolarka /dirhamka hoos u dhigay, maxaa sababy mase ku sii socon doontaa , radkee ayayse ku yeelani ...
    Doolarka ayaa wuxuu ahaa mid ay dowladdu u samaysay qiimo go,an 1997. Qiimahas oo ahaa mid aan isbdeleyn si kasta oo doolarku u dhaco ama u kaco wuxuuna ahaa qiimahaasi halkii doolar 3.6725. Haddaba maalintii Jimcaha ahayd ayaa dadkii ku waabariisteen in sariflayaasha iyo xawaaladuhu ay ku sarifayaan halkii doolar inta u dhaxaysa 3,05 ila 3.4 maxaa sababay mase ku sii soconi sii akhriso
  2. Fursada Maalgelineed ee deegaanka ..
    Waxaan halkan idinku dhamaystiraynaa warbixintii ka hadlaysa sharciyada iyo faaidooyinka ay helayaan dadka asal ahaan ka soo jeeda deegaanka Soomaalida ama Etiyoobiyaankaba ah ee qaatay dhalashooyinka wadamo kale ee raba in ay maal gelin ku sameeyaan Ethiyoobiya ama ganacsi ka sameeyaan.
  3. Warbixin: Khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida iyo xaalada cimilo ...
    Warbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
Sponsors
API: RSS | RDF | ATOM | OPML