Articles
-
Warbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
-
Qiimaha shidaalka ayaa shalay gaadhay 56 doolar suuqyada caalamiga ah . Suuqa London ayaa shalay ahaa 56 halka suuqa Maraykanka uu ahaa 58 doolar.
-
Shalay oo jimca ah ayaa qiimaha saliida shidaalka waxay gadhay 64 doolar barmiilkii. saddex bilood ka hor uun bay ahyd markii qiimahu uu gaadhay 150 barmiilkii, haddaba maxay ku yelan kartaa maceeshada caalamka.
-
Shirkada swedishka ee saliida baadha ee la dhaho Lund Petrolium oo sheegtay inay ku kalsoontahay in ay ka helayso gobolka batroolka khafiifka ah iyadoo markii hore laga hadlayay uun gaaska dabiiciga ah.
-
Qiimaha Saliida, Burka, Bariiska , Baastada iyo maciishadaha kale ayaa maalinba maalinta ka dambaysa hoos u socda iyadoo ganacsato badani ay khasaareen kumanaan kun oo doolar..
-
Waxaan halkan idinku dhamaystiraynaa warbixintii ka hadlaysa sharciyada iyo faaidooyinka ay helayaan dadka asal ahaan ka soo jeeda deegaanka Soomaalida ama Etiyoobiyaankaba ah ee qaatay dhalashooyinka wadamo kale ee raba in ay maal gelin ku sameeyaan Ethiyoobiya ama ganacsi ka sameeyaan.
-
Wadanka Jarmalka oo lagu tilmaamo inuu yahay wadanka ugu dhaqaalaha adag Yurub isla markaana leh warshado soo saara qalab tayo leh ayaa si lama filaan ah maanta ugu dhawaaqay caajis dhaqaale ...
