EMPTY CELL EMPTY CELL
home Boga Wararka articles Boga Afkaarta gallery events contact
Monday, September 8, 2008 | Login
Login
Username:

Password:


Lost Password?

Register now!
Boga Hore
Article :: html

html Article list All Sort by Comments in DESC

http://localhost/html/
Articles:9 Featured:0 Topics:0

Regular Featured All
Default Time Title Rate Views Comments Trackback | DESC ASC
Articles more...
  1. Fursada Maalgelineed ee deegaanka ..
    Categories: Dhaqaalaha
    Waxaan halkan idinku dhamaystiraynaa warbixintii ka hadlaysa sharciyada iyo faaidooyinka ay helayaan dadka asal ahaan ka soo jeeda deegaanka Soomaalida ama Etiyoobiyaankaba ah ee qaatay dhalashooyinka wadamo kale ee raba in ay maal gelin ku sameeyaan Ethiyoobiya ama ganacsi ka sameeyaan.
  2. Sariflayaasha iyo xawaladaha Dubai oo qiimihii sarifka Doolarka /dirhamka hoos u dhigay, maxaa sababy mase ku sii socon doontaa , radkee ayayse ku yeelani ...
    Categories: Dhaqaalaha
    Doolarka ayaa wuxuu ahaa mid ay dowladdu u samaysay qiimo go,an 1997. Qiimahas oo ahaa mid aan isbdeleyn si kasta oo doolarku u dhaco ama u kaco wuxuuna ahaa qiimahaasi halkii doolar 3.6725. Haddaba maalintii Jimcaha ahayd ayaa dadkii ku waabariisteen in sariflayaasha iyo xawaaladuhu ay ku sarifayaan halkii doolar inta u dhaxaysa 3,05 ila 3.4 maxaa sababay mase ku sii soconi sii akhriso
  3. Taariikh Nololeedkii Cabdullahi Maxamed sacdi
    Categories: General
    Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa taariikh nololeedkii Cabdullaahi Maxamed Sacdi, laga soo bilabo markii uu halganga soo galay ilaa iyo intii uu ka dhimanayay. Waxaa kaloo la socda waraysi dheer oo Somalitr la yeelatay Cabdullaahi 2004. (Daawo sawiro kala duwan )
  4. Warbixin: Khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida iyo xaalada cimilo ...
    Categories: Dhaqaalaha
    Warbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
  5. Warbixin shirkii California ee kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden. (Dawo sawirada)
    Categories: General
    7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
  6. Warbixin ku saabsan ku noolaashaha Emaaraadka
    Categories: Real State - Guryaha
    Warbixin ku saabsan u soo guuirda Imaaraadka, maceeshada, kirada guryaha, waxbarashada , caafimaadka iyo macluumaad kale oo badan.
  7. Taageer Yuusuf Xassan musharax u taagan xisbiga ODM-Kenya doorashada Kenya ee dhacaysa 27 Desember
    Categories: General
    Waa kuma Yuusf Xassan Indha gamuun , taariikhdiisa iyo ujoodooyinkiisa. Ka qayb qaado oo taager sidii uu ku soo bixi lahaa qaabkeese ayaad u taageeri kartaa ..
  8. Working Towards a Lasting Peace in the Ogaden : A conference on the political and humanitarian situation in the Ogaden December 7th and 8th, 2007
    Categories: Ogeysiisyada
    December 7th and 8th, 2007
    3:30pm ? 8:30pm
  9. Ka iibsashada Shuqooyinka (Apartments) wadanka Emaaraadka Carabta
    Categories: Real State - Guryaha
    Ma waxada rabtaa in aad guri ka iibsatid Emaaraadka , Qiimo intee le'eg bay kugu kacaysaa apartmentku, Faaiido intee leg baad ka helaysaa ka ganacsiga shuqooyinka riix hoos meesha ay ku qorantahay more ........