EMPTY CELL EMPTY CELL
home Boga Wararka articles Boga Afkaarta gallery events contact
Friday, November 21, 2008 | Login
Login
Username:

Password:


Lost Password?

Register now!
Main Menu
Boga Hore
Article :: html

html Article list All Sort by Views in DESC

http://localhost/html/
Articles:13 Featured:0 Topics:0

Regular Featured All
Default Time Title Rate Views Comments Trackback | DESC ASC
Articles more...
  1. Warbixin: Khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida iyo xaalada cimilo ...
    Categories: Dhaqaalaha
    Warbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
  2. Lund Petrolium oo ka hadashay patroolka khafiifka ah ee ku jira gobolka Soomaalida (Ogaden)
    Categories: Dhaqaalaha
    Shirkada swedishka ee saliida baadha ee la dhaho Lund Petrolium oo sheegtay inay ku kalsoontahay in ay ka helayso gobolka batroolka khafiifka ah iyadoo markii hore laga hadlayay uun gaaska dabiiciga ah.
  3. Warbixin ku saabsan ku noolaashaha Emaaraadka
    Categories: Real State - Guryaha
    Warbixin ku saabsan u soo guuirda Imaaraadka, maceeshada, kirada guryaha, waxbarashada , caafimaadka iyo macluumaad kale oo badan.
  4. Fursada Maalgelineed ee deegaanka ..
    Categories: Dhaqaalaha
    Waxaan halkan idinku dhamaystiraynaa warbixintii ka hadlaysa sharciyada iyo faaidooyinka ay helayaan dadka asal ahaan ka soo jeeda deegaanka Soomaalida ama Etiyoobiyaankaba ah ee qaatay dhalashooyinka wadamo kale ee raba in ay maal gelin ku sameeyaan Ethiyoobiya ama ganacsi ka sameeyaan.
  5. Ka iibsashada Shuqooyinka (Apartments) wadanka Emaaraadka Carabta
    Categories: Real State - Guryaha
    Ma waxada rabtaa in aad guri ka iibsatid Emaaraadka , Qiimo intee le'eg bay kugu kacaysaa apartmentku, Faaiido intee leg baad ka helaysaa ka ganacsiga shuqooyinka riix hoos meesha ay ku qorantahay more ........
  6. Taariikh Nololeedkii Cabdullahi Maxamed sacdi
    Categories: General
    Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa taariikh nololeedkii Cabdullaahi Maxamed Sacdi, laga soo bilabo markii uu halganga soo galay ilaa iyo intii uu ka dhimanayay. Waxaa kaloo la socda waraysi dheer oo Somalitr la yeelatay Cabdullaahi 2004. (Daawo sawiro kala duwan )
  7. Warbixin shirkii California ee kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden. (Dawo sawirada)
    Categories: General
    7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
  8. Taageer Yuusuf Xassan musharax u taagan xisbiga ODM-Kenya doorashada Kenya ee dhacaysa 27 Desember
    Categories: General
    Waa kuma Yuusf Xassan Indha gamuun , taariikhdiisa iyo ujoodooyinkiisa. Ka qayb qaado oo taager sidii uu ku soo bixi lahaa qaabkeese ayaad u taageeri kartaa ..
  9. Qiimaha shidaalka oo shalay markii u horeysay gaadhay 56 doolar Barmiilkii , Maxay tahay sababta uu shidaalka hoos ugu sii socdo …
    Categories: Dhaqaalaha
    Qiimaha shidaalka ayaa shalay gaadhay 56 doolar suuqyada caalamiga ah . Suuqa London ayaa shalay ahaa 56 halka suuqa Maraykanka uu ahaa 58 doolar.
  10. Ganacsatada raashinka iyo alaabta dhismaha oo khasaaray boqolaal kun Doolar iyadoo Qiimaha suuqyada caalamiga uu sabeenaya iyo shacabka oo ku diirsaday
    Categories: Dhaqaalaha
    Qiimaha Saliida, Burka, Bariiska , Baastada iyo maciishadaha kale ayaa maalinba maalinta ka dambaysa hoos u socda iyadoo ganacsato badani ay khasaareen kumanaan kun oo doolar..
(1) 2 »
Search
Waiting Contents