html Article list All Sort by Title in DESC
Website:http://localhost/html/
Articles:13
Featured:0
Topics:0
Articles
-
Categories: OgeysiisyadaDecember 7th and 8th, 2007
3:30pm ? 8:30pm -
Categories: DhaqaalahaWarbixin ku saabsan khayraadka ceegaagan deegaanka Soomaalida, cimilada , inta gobol iyo degmo ee uu ka kooban yahay deegaanku iyo warar Dheeraad ah.
-
Categories: General7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
-
Categories: Real State - GuryahaWarbixin ku saabsan u soo guuirda Imaaraadka, maceeshada, kirada guryaha, waxbarashada , caafimaadka iyo macluumaad kale oo badan.
-
Categories: GeneralWaxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa taariikh nololeedkii Cabdullaahi Maxamed Sacdi, laga soo bilabo markii uu halganga soo galay ilaa iyo intii uu ka dhimanayay. Waxaa kaloo la socda waraysi dheer oo Somalitr la yeelatay Cabdullaahi 2004. (Daawo sawiro kala duwan )
-
Categories: GeneralWaa kuma Yuusf Xassan Indha gamuun , taariikhdiisa iyo ujoodooyinkiisa. Ka qayb qaado oo taager sidii uu ku soo bixi lahaa qaabkeese ayaad u taageeri kartaa ..
-
Categories: DhaqaalahaQiimaha shidaalka ayaa shalay gaadhay 56 doolar suuqyada caalamiga ah . Suuqa London ayaa shalay ahaa 56 halka suuqa Maraykanka uu ahaa 58 doolar.
-
Categories: DhaqaalahaShalay oo jimca ah ayaa qiimaha saliida shidaalka waxay gadhay 64 doolar barmiilkii. saddex bilood ka hor uun bay ahyd markii qiimahu uu gaadhay 150 barmiilkii, haddaba maxay ku yelan kartaa maceeshada caalamka.
-
Categories: DhaqaalahaShirkada swedishka ee saliida baadha ee la dhaho Lund Petrolium oo sheegtay inay ku kalsoontahay in ay ka helayso gobolka batroolka khafiifka ah iyadoo markii hore laga hadlayay uun gaaska dabiiciga ah.
-
Categories: Real State - GuryahaMa waxada rabtaa in aad guri ka iibsatid Emaaraadka , Qiimo intee le'eg bay kugu kacaysaa apartmentku, Faaiido intee leg baad ka helaysaa ka ganacsiga shuqooyinka riix hoos meesha ay ku qorantahay more ........
