EMPTY CELL EMPTY CELL
home Boga Wararka articles Boga Afkaarta gallery events contact
Friday, November 21, 2008 | Login
Login
Username:

Password:


Lost Password?

Register now!
Main Menu
Boga Hore
Article :: html

html Article list Regular

http://localhost/html/
Articles:13 Featured:0 Topics:0

Regular Featured All
Default Time Title Rate Views Comments Trackback | DESC ASC
Articles more...
  1. Dowladda Jarmalka oo dhaqaalaheedu caajis galay
    Categories: Dhaqaalaha
    Wadanka Jarmalka oo lagu tilmaamo inuu yahay wadanka ugu dhaqaalaha adag Yurub isla markaana leh warshado soo saara qalab tayo leh ayaa si lama filaan ah maanta ugu dhawaaqay caajis dhaqaale ...
  2. Qiimaha shidaalka oo shalay markii u horeysay gaadhay 56 doolar Barmiilkii , Maxay tahay sababta uu shidaalka hoos ugu sii socdo …
    Categories: Dhaqaalaha
    Qiimaha shidaalka ayaa shalay gaadhay 56 doolar suuqyada caalamiga ah . Suuqa London ayaa shalay ahaa 56 halka suuqa Maraykanka uu ahaa 58 doolar.
  3. Ganacsatada raashinka iyo alaabta dhismaha oo khasaaray boqolaal kun Doolar iyadoo Qiimaha suuqyada caalamiga uu sabeenaya iyo shacabka oo ku diirsaday
    Categories: Dhaqaalaha
    Qiimaha Saliida, Burka, Bariiska , Baastada iyo maciishadaha kale ayaa maalinba maalinta ka dambaysa hoos u socda iyadoo ganacsato badani ay khasaareen kumanaan kun oo doolar..
  4. Qiimaha caalamiga ee shidaalka oo markii u horeysay ka hoos maray 65 doolar foostadii
    Categories: Dhaqaalaha
    Shalay oo jimca ah ayaa qiimaha saliida shidaalka waxay gadhay 64 doolar barmiilkii. saddex bilood ka hor uun bay ahyd markii qiimahu uu gaadhay 150 barmiilkii, haddaba maxay ku yelan kartaa maceeshada caalamka.
  5. Lund Petrolium oo ka hadashay patroolka khafiifka ah ee ku jira gobolka Soomaalida (Ogaden)
    Categories: Dhaqaalaha
    Shirkada swedishka ee saliida baadha ee la dhaho Lund Petrolium oo sheegtay inay ku kalsoontahay in ay ka helayso gobolka batroolka khafiifka ah iyadoo markii hore laga hadlayay uun gaaska dabiiciga ah.
  6. Warbixin shirkii California ee kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden. (Dawo sawirada)
    Categories: General
    7dii ilaa 8dii bishan December ee sanadkan 2007, waxaa xarunta nabadda & caddaaladda adduunka ee ku dhex taal jaamacadda magaalada Sandiego ee gobolka California ka dhacay kal-fadhigii labaad ee ururka nabad-raadinta Ogaden.
  7. Taageer Yuusuf Xassan musharax u taagan xisbiga ODM-Kenya doorashada Kenya ee dhacaysa 27 Desember
    Categories: General
    Waa kuma Yuusf Xassan Indha gamuun , taariikhdiisa iyo ujoodooyinkiisa. Ka qayb qaado oo taager sidii uu ku soo bixi lahaa qaabkeese ayaad u taageeri kartaa ..
  8. Working Towards a Lasting Peace in the Ogaden : A conference on the political and humanitarian situation in the Ogaden December 7th and 8th, 2007
    Categories: Ogeysiisyada
    December 7th and 8th, 2007
    3:30pm ? 8:30pm
  9. Taariikh Nololeedkii Cabdullahi Maxamed sacdi
    Categories: General
    Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa taariikh nololeedkii Cabdullaahi Maxamed Sacdi, laga soo bilabo markii uu halganga soo galay ilaa iyo intii uu ka dhimanayay. Waxaa kaloo la socda waraysi dheer oo Somalitr la yeelatay Cabdullaahi 2004. (Daawo sawiro kala duwan )
  10. Ka iibsashada Shuqooyinka (Apartments) wadanka Emaaraadka Carabta
    Categories: Real State - Guryaha
    Ma waxada rabtaa in aad guri ka iibsatid Emaaraadka , Qiimo intee le'eg bay kugu kacaysaa apartmentku, Faaiido intee leg baad ka helaysaa ka ganacsiga shuqooyinka riix hoos meesha ay ku qorantahay more ........
(1) 2 »
Search
Waiting Contents