Somalitribune
    <language>en</language>
Somalitribune
Baaq ku wajahan Xaalada jubooyinka ee cakiran
      <description>Ugaas Cabdiwahab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo maanta ka hadlay xaalada soomaaliya gaar ahaan jubooyinka ayaa ka digay in khilaafku keeni karo dagaal hor leh iyo bara kac kana digay in laga fogaado wax ala oo keeni kara dagaal.</description>
John Holmes oo ka dhawaaqijiyay jiritaanka macaluul daran oo ka jirta degaanka Soomaalida
      <description>Todobaadkan isu-duwaha Hawlaha Gargaarka ee Qaramada Midoobay John Holmes oo booqdey Jigjiga iyo deegaamo katirsan deegaanka soomaalida ayaa ka shanqadhiyay Jiritaanka Macaluul Daran oo ku habsatay dadka iyo duunyadaba.</description>
Dhaqane oo ka jawaabay hadaladii ka soo yeedhay Qaar ka tirsan Madaxda DKMG
      <description>C/Qadir Maxamuud Dhaqane oo ka mid ah xubnaha Casmara , kana soo jeeda goboladda Jubooyinka ayaa ka jawaabay hadaladii ka soo yeedhay qaar ka tirsan Madaxda DKMG ee ahaa in ay dawladu  qabsan doono Kismaayo.</description>
Kulan dhexmaray safiirka Ethiopia ee UK iyo Uruurka Nabadda iyo Horumarinta Somalida Ethiopia
      <description>London- UK Kullan  loo soo abaabulay si heer sare ah oo dhexmaray madaxda ururka Nabadda iyo Horumarrinta Somalida Itoobiya iyo safiirka DF Itoobiya u fadhiya Boqortooyada Ingiriiska.</description>
nidaamka iskashif, jaajuusnimada iyo is dacweynta ehelka ee ka socda deegaanka soomaalida oo u dhigma nidaamkii shuuciga ee Jarmalka Bari
      <description>Markaad fiirisid qaabka ay dadku isku dacweynayaan ama shirarka iskashifka ay farta isugu fiiqayaan ayaa waxaad xasuusani jarmarka bari oo markii uu dhacay ee la baadhay arkiifiyadii sirdoonka la arkay waxyalo amakaak iyo fajac ku noqday dadkii ehelka ahaa ee wada noolaa. haddaba qaabkee ayay u dhacan iskashifka deegaanka..</description>
abaaro iyo cuduro xoolaha ku dhaca oo ka dhacay gobolo ka tirsan deegaanka soomaalida
      <description>abaar ayaa in muddo ahba haysay deegaanka Soomaalida iyo ay u ii dheertahay xoolaha loda oo cudur ku dhacay isla markaana xooladhaqato badani ay ku lo wayeen cudrkaas.</description>
Ramadaan Kariim
      <description>Maamulka iyo shaqaalaha somaitribune waxay leyihiin dhamaan umada islaamka iyo gaar ahaan soomalida ramadaan kariim</description>
SIR CULUS : heshiiskii dhexmaray ONLF ,  Barre Hiiraale iyo Mr Xiddig
      <description>Warar aan in muddo ahba ku daba joognay oo ku saabsanaa xulufaysi dhexmaray Barre , Onlf iyo xidig ayay hada ka soo bexeen warar dheeraad ah.</description>
Qormo aan ku eegayno suurta galnimada in Col.Barre Hiiraale uu ku laabto Kismaayo
      <description>kadib markii ay shalay  BBC-du waraysatay Barre wuxuu ka dhawaajiyay in uu weerar ugu noqon doono Kismaayo  dad badan ayaa laga yabaa in ay arrintaasi ku wareersan yihiin</description>
Barre Hiiraale oo sheegay in uu yahay hogaamiye qabiil , taasna uu mudnaanta siinayo
      <description>"Xildhibaan Barre Aadan Shir [Hiiraale] oo dhawaan looga itaal roonaaday dagaal ka dhacay Kismaayo, ayaa markii ugu horeysay ka warbixiyay qaabka looga soo saaray Kismaayo iyo cida la dagaalantay.</description>